Wararka Maanta

Claudio Bravo cabsi ku beeray macalinka kooxda Man city

Goolhaayaha kooxda Mancehster City Bravo ayaa City xaalada kusoo adkeeynkara waxaana la saadaalinayaa inuu garoomada ka maqnaandoono xidigaan inta ka dhiman xilli ciyaareedkaan. ciyaaryahankaan ayaa soo gaaray dhaawac waxaana laga saaray garoonka kulankii kooxdiisa ay bar baraha la gashay Manchester…