Monday 16 July, 2018

DHEGAYSO-Suldaan Siciid M Garaase,”Waftigii Somaliland Wax Heshiis ah Lama Gelin Waana Dagaal Intay Ka Sokeeyaan Lebida Gaatama”.

DHEGAYSO-Suldaan Siciid M Garaase,”Waftigii Somaliland Wax Heshiis ah Lama Gelin Waana Dagaal Intay Ka Sokeeyaan Lebida Gaatama”.
Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo kamid ah Isimadda dhaqanka ee Puntland lana kulmay wafdigii Soomaaliland ee ka yimi ee Hargeysa, ayaa sheegay in aysan jirin wax heshiis ah oo dhexmaray waftigii ka socdey Soomaaliland iyo isimada dhaqanka ee [...]

DAAWO-Soomaaliland oo Dagaal Waji Kale Leh Ka Bilowday Magaalooyinka Puntland iyo Halis Kaga Iman Kadha Ciidanka.

DAAWO-Soomaaliland oo Dagaal Waji Kale Leh Ka Bilowday Magaalooyinka Puntland iyo Halis Kaga Iman Kadha Ciidanka.
Deegaamada Puntland ayaa waxaa siweyn looga dareemayaa isla markaana looga hadal hayaa qorshe la sheegay inuu ka dambeeyey maamulka Soomaaliland oo dagaal aan horay u jirin ka bilaabay magaalooyinka waaweyn ee Puntland.——————-HALKAAN [...]

WAR DEG DEG AH-General Siciid Dheere oo Amar Culus Soo Saaray iyo Musharixiinta oo Laga Mamnoocay Igu Sawirta Ciidanka.

WAR DEG DEG AH-General Siciid Dheere oo Amar Culus Soo Saaray iyo Musharixiinta oo Laga Mamnoocay Igu Sawirta Ciidanka.
Warar hoose oo ay helayso shabakadda wararka ee Puntlandnews ayaa sheegaya in musharixiinta xilka madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019 laga mamnoocay inay isku sawiraan furimaha dagaalka Tukaraq. Taliayaha guud ee ciidanka difaaca Puntland [...]

DAAWO-Culimaa’udiinka Puntland oo Looga Digey Inay Farageliyaan Dagaalka Tukaraq.

DAAWO-Culimaa’udiinka Puntland oo Looga Digey Inay Farageliyaan Dagaalka Tukaraq.
Dhowaan waxaa deegaamada Puntland gaar ahaan magaalada Garoowe soo gaarey wafti ka socda maamulka Soomaaliland waxaana wararku sheegayaan in waftigaasi ay casumeen qaar kamid ah culimada deegaamada Puntland. Xildhibaan Cali Dhega-cadde oo katirsan [...]

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Inay Heshiis La Gaartey Puntland Fashilisayna Wafti Puntland ah oo Hargaysa Tegey.

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Inay Heshiis La Gaartey Puntland Fashilisayna Wafti Puntland ah oo Hargaysa Tegey.
Waftigii dhowaan Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi uu u soo dirsaday deegaamada Soomaaliland oo soo gaarey magaaalda Garoowe ayaa maanta ku laabtay magaalada Hargaysa iyagoona ku dhawaaqay inay is afgarad iyo heshiis la gaareen reer [...]

DAAWO-Wasiirada Ugu Badnaa ee Puntland oo Gaarey Duleedka Tukaraq iyo Dagaal Lagu.

DAAWO-Wasiirada Ugu Badnaa ee Puntland oo Gaarey Duleedka Tukaraq iyo Dagaal Lagu.
Furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa gaareyt xubno katirsan golaha wasiirada dowladda Puntland, kuwaasi oo warbaahinta u sheegay inuu gabogabo marayo diyaar garawga dagaalka lagu xoraynayo gobolka Sool. HALKAAN RIIX SI AAD U [...]

DEG DEG-Gurmadyo Xoogan oo Gaarey Furimaha Dagaalka ee Tukaraq iyo Ciidanka Puntland oo Qabsaday Fariisimo

DEG DEG-Gurmadyo Xoogan oo Gaarey Furimaha Dagaalka ee Tukaraq iyo Ciidanka Puntland oo Qabsaday Fariisimo
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu galabta ka helayno tuulada Tukaraq iyo deegaamada hoosyimaada ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo diyaar garaw dagaal oo ay samaynayaan Puntland iyo Soomaaliland. Ciidanka Puntland ayaa lagu soo waramayaa [...]

DHEGAYSO-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Digniin Kama Dambaysa ah Bixiyey Maanta.

DHEGAYSO-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Digniin Kama Dambaysa ah Bixiyey Maanta.
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey oo khudbad ka jeedinayey shir looga hadlayey soo bandhigidda baahiyaha shacabka ayaa si kulul eedayn ugu jeediyey qaar kamid ah hayaddaha ka howlgala deegaamada [...]

DHEGAYSI XASAASI AH-Masuul Katirsan Puntland oo Faahfaahin Ka Bixiyey Meydad.

DHEGAYSI XASAASI AH-Masuul Katirsan Puntland oo Faahfaahin Ka Bixiyey Meydad.
Xilli ciidanka Puntland ay bilaabeen howlgallo aad u xoogan ayaa waxaa dowlada Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah waxa ay ka bixisay meydad laga helay qaybo kamid ah…    HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA HALKAAN RIIX SI AAD U [...]

DHEGAYSI XASAASI AH-Dowladda Ingiriiska oo Ku Biirtay Dagaalka Tukaraq Soona Bandhigtay Qorshe ay u Degtey Muuse Biixi iyo Gaas.

DHEGAYSI XASAASI AH-Dowladda Ingiriiska oo Ku Biirtay Dagaalka Tukaraq Soona Bandhigtay Qorshe ay u Degtey Muuse Biixi iyo Gaas.
Dowladda wadanka Ingiriiska ayaa markii ugu horaysay waxa ay ka hadashay xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland tan iyo bilowgii sanadkaan 2018. HALKAAN RIIX SI AAD [...]

DHEGAYSO-Puntland oo Sharaxaad Ka Bixisay Waftigii Somaliland ee Garoowe Yimid Waxay lakulmeen iyo Cidda Keentay.

DHEGAYSO-Puntland oo Sharaxaad Ka Bixisay Waftigii Somaliland ee Garoowe Yimid Waxay lakulmeen iyo Cidda Keentay.
Kadib markii dhowaan ay yimaadeen deegaamada Puntland 7 xubnood oo kayimid deegaamada Soomaaliland ayaa waxaa markii ugu horaysay Puntland faahfaahin ka bixisay waftigaasi, wixii ay kala kulmeen Puntland, mesha lagu hayey intii ay joogeen, cidda [...]

DEG DEG (DHEGAYSI)-Puntland oo Ka Hadashay Halka uu Marayo Qorshaha Xoraynta Sool iyo Xilliga Dagaalka La Qaadayo.

DEG DEG (DHEGAYSI)-Puntland oo Ka Hadashay Halka uu Marayo Qorshaha Xoraynta Sool iyo Xilliga Dagaalka La Qaadayo.
Muddooyinkii ugu dambeeyey guud ahaan deegaamada Puntland ayaa waxaa ka socdey diyaar garaw xoogan oo loogu jiro dagaalka ay dowladda Puntland ku doonayso inay dib ugu soo celiso magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo deegaamada kale [...]

DHEGAYSO-Ciidamo Farabadan oo Lagu Arkay Qaybo Kamid ah Magaalada Galkacyo.

DHEGAYSO-Ciidamo Farabadan oo Lagu Arkay Qaybo Kamid ah Magaalada Galkacyo.
Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka socda howlgallo xoogan oo lagu xaqiijinayo ammaanka guud ee magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kadib dilal ka dhacay qaybo kamid ah koonfurta iyo magaalada Galkacyo. HALKAAN [...]

DHEGAYSO-Maxaa Hadda Ka Socda Deegaanka Tukaraq Kadib Duqaymihii Xalay.

DHEGAYSO-Maxaa Hadda Ka Socda Deegaanka Tukaraq Kadib Duqaymihii Xalay.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool kadib duqayn habeenimadii xalay ciidanka Puntland ay u geysteen fariisimada ciidanka Soomaaliland ee deegaankaasi, waxaana saaka halkaasi ka socda dhaqdhaqaaqyo [...]

VIDEO-Hanjabaad iyo Caga-juglayn Ku Socota Xildhibaanada Barlamaanka Puntland iyo Dabagal Bilowday.

VIDEO-Hanjabaad iyo Caga-juglayn Ku Socota Xildhibaanada Barlamaanka Puntland iyo Dabagal Bilowday.
Xilhibaano katirsan barlamaanka Puntland ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa hanjabaad xoogan looga soo dirayey magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaaliland kadib markii labada dhinac ay warbaahinta hanjabaado hawada isu mariyeen. Xildhibaan [...]

DAAWO-Puntland oo Dagaal Culus Qaadaysa iyo Madaxweyne Gaas oo Ku Dhawaaqay Waxa uu Filayo Soo Noqodkiisa.

DAAWO-Puntland oo Dagaal Culus Qaadaysa iyo Madaxweyne Gaas oo Ku Dhawaaqay Waxa uu Filayo Soo Noqodkiisa.
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda Puntland iyo waxyaabaha ka socda. HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO SHIRKA JARAA’ID Madaxweyne [...]

XOG-Magacyada 7 Kamid ah Waftigii Muuse Biixi Garoowe u Soo Diray iyo Natiijada ay Kala Kulmeen MD Gaas iyo Isimada Puntland.

XOG-Magacyada 7 Kamid ah Waftigii Muuse Biixi Garoowe u Soo Diray iyo Natiijada ay Kala Kulmeen MD Gaas iyo Isimada Puntland.
Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee General Maxamed Abshir ayaa maanta waxaa ka dhoofay wafti isugu jirey Isimo, ganacsato iyo Culimaa’udiin ka yimid deegaamada Soomaaliland ujeedkooduna ahaa inay Puntland kala hadlaan joojinta colaadda [...]

DAAWO-Gaadiid iyo Gurmad Kayimid Gobolka Haylaan oo Gaarey Furimaha Dagaalka Tukaraq.

DAAWO-Gaadiid iyo Gurmad Kayimid Gobolka Haylaan oo Gaarey Furimaha Dagaalka Tukaraq.
Maamulka gobolka, saraakiisha ciidankaa Daraawiishta iyo qaybaha kala duwan ee shacabka gobolka Haylaan ayaa si rasmi ah ugu biiray dagaalka ay dowladda Puntland ku doonayso inay ku xorayso gobolka Sool, waxaana ay furimaha dagaalka gaarsiiyeen [...]

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Ciidanka Puntland oo Caawa Duqeeyey Fariisimo Somaliland Ka Beegsan Jirtey iyo Dhaawacyo Laga Qaaday.

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Ciidanka Puntland oo Caawa Duqeeyey Fariisimo Somaliland Ka Beegsan Jirtey iyo Dhaawacyo Laga Qaaday.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqayn culus oo caawa fiidkii ka dhacday furimaha dagaalka Tukaraq oo ay isku horfadhiyaan kumanaan katirsan ciidamada difaaca Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland oo halkaasi qabsaday bilowgii sanadkaan. Wararkii [...]

MUUQAAL-Isimadii Somaliland ee Garoowe Gaarey oo Ku Dhawaaqay in Tukaraq Dhiig Badani Ku Daadan Doono Digniina u Diray Muuse Biixi.

MUUQAAL-Isimadii Somaliland ee Garoowe Gaarey oo Ku Dhawaaqay in Tukaraq Dhiig Badani Ku Daadan Doono Digniina u Diray Muuse Biixi.
Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa ka aloosan xiisad dagaal oo u dhexaysa ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland oo bilihii ugu dambeeyey buux dhaafiyey deegaamadaasi, waxaana fashilmay wadahadalo lagu xallin lahaa khilaafkaasi. Isimo [...]

DHEGAYSO-Puntland oo Ku Dhawaaqday in Lagu Soo Qaaday 5 Dagaal oo Tukaraq Kamid Tahay Shacabkana Fariin u Dirtay.

DHEGAYSO-Puntland oo Ku Dhawaaqday in Lagu Soo Qaaday 5 Dagaal oo Tukaraq Kamid Tahay Shacabkana Fariin u Dirtay.
Dowladda Puntland, dhulkeeda iyo shacabkeeda ayaa waxaa lagu soo qaaday dagaalo xoogan oo ilaa shan gaarayey,waxaana ay ku dhawaaqday dagaal culus oo lagu difaacayo gobolka Sool, shacabkana looga baahan yahay inay ciidanka la shaqeeyaan.   HALKAAN [...]

DHEGAYSO-Qiimaha Shidaalka oo Suuqyada Puntland Gaarey Meeshii Ugu Saraysay iyo Shacabka oo Ka Qayliyey.

DHEGAYSO-Qiimaha Shidaalka oo Suuqyada Puntland Gaarey Meeshii Ugu Saraysay iyo Shacabka oo Ka Qayliyey.
Qiimaha lagu kala iibsado fuustada shidaalka ah ee suuqyada Puntland ayaa gaarey meeshii ugu saraystay waxaana lagu kala iibsanayaa fuustadii aduun lacageed oo dhan $150, halka markii hore ay ahayd $130, waxaana sidoo kale uu isbadal ku yimid [...]

DAAWO-Faysal Cali Waraabe oo Gaarey Furimaha Dagaalka Lana Hadlay Ciidanka Isagoo Hanjabaad u Diray Farmaajo iyo Puntland.

DAAWO-Faysal Cali Waraabe oo Gaarey Furimaha Dagaalka Lana Hadlay Ciidanka Isagoo Hanjabaad u Diray Farmaajo iyo Puntland.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradaka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin kutegey furimaha dagaalka, wuxuuna ka hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya dagaalada socda. HALKAAN RIIX SI AAD [...]

DEG DEG-Alshabab oo War Lama Filaan ah Ka Soo Saartay Qaraxyadii Afaafta Madaxtooyada iyo Cidda u Fududaysay.

DEG DEG-Alshabab oo War Lama Filaan ah Ka Soo Saartay Qaraxyadii Afaafta Madaxtooyada iyo Cidda u Fududaysay.
Duhurnimadii Maanta ayaa waxaa laba qaarx oo agari loo adeegsaday waxa ay ka dhaceyn meel an ka fogeyn Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magalada Muqdisho,qaraxyadaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada [...]

DAAWO-Madaxweyne Gaas oo Ka Dhoofay Garoowe Muxuu Kayiri Tukaraq iyo Xaaladda Puntland.

DAAWO-Madaxweyne Gaas oo Ka Dhoofay Garoowe Muxuu Kayiri Tukaraq iyo Xaaladda Puntland.
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey safar uu ugu ambaxay dalka Belgium-ka. HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO SHIRKA JARAA’ID Madaxweyne [...]

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Gaas oo Hadda Garoowe Ka Dhoofay Kuna Dhawaaqay

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Gaas oo Hadda Garoowe Ka Dhoofay Kuna Dhawaaqay
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hadda ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe isagoona ku sii jeeda magaalada Brussels oo uu kaga qaybgeli doono shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. Dr Cabdiweli [...]

DEG DEG-Qaraxyo Ka Dhacay Afaafta Hore ee Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madaxweyne Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Hadda.

DEG DEG-Qaraxyo Ka Dhacay Afaafta Hore ee Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madaxweyne Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Hadda.
Waxaa goordhaw labo qarax aad u xoogan ay ka dhaceen meel ku dhaw  xarunta Madaxtooyada Soomaaliya sidoo kale uu kuyaalo Hotelka SYL ay dagan yihiin masuuliyiin katirsan dowlada. Jugta qaraxa koobaad oo ahaa mid xoogan ayaa laga maqlay inta [...]

DEG DEG (DAAWO)-Puntland oo Ka Hadashay Weeraradii Xalay ee Laascaanood iyo Gaadiidkii Lagubey.

DEG DEG (DAAWO)-Puntland oo Ka Hadashay Weeraradii Xalay ee Laascaanood iyo Gaadiidkii Lagubey.
Puntland ayaa waxa ay ka hadashay fal habeenimadii xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kadib markii rag hubaysani weerareen xarumo ay leeyihiin ciidanka Soomaaliland iyagoona gubey gaadiid dagaal.     HALKAAN KA [...]

WASIRADII UGU DAMBEEYEY-Maxaa Hadda Ka Socda Magaalada Laascaanood Kadib Weerarkii Xalay.

WASIRADII UGU DAMBEEYEY-Maxaa Hadda Ka Socda Magaalada Laascaanood Kadib Weerarkii Xalay.
Xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa saaka degan kadib weeraro dhowr ah oo saqdii dhexe ee xalay lala beegsaday saldhigyo ay leeyihiin ciidamada maamulka Soomaaliland. Mid kamid ah dadka deegaanka oo aan goor dhoweyd la [...]

VIDEO-Laascaanood oo Wada Qori Noqotay iyo Dhalinyaradii Ugu Badnayd oo Ku Biirtay Ciidanka Puntland.

VIDEO-Laascaanood oo Wada Qori Noqotay iyo Dhalinyaradii Ugu Badnayd oo Ku Biirtay Ciidanka Puntland.
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo deegaamada hoosyimaad ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa ka socda hub urursi iyo ciidamayn ay samaynayaan dhalinyaro mutadawaciin ah oo doonaya inay ku biiraan dagaalka ka dhanka ah Soomaaliland. Laascaanood [...]