Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Farmaajo oo Qaaday Tallaabo Dadka Soo Xusuusisey Dowladdii Kacaanka Kuna Dhawaaqay inuu..

DAAWO-Farmaajo oo Qaaday Tallaabo Dadka Soo Xusuusisey Dowladdii Kacaanka Kuna Dhawaaqay inuu..
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku ammaanay shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda sida ay u soo ajiibeen baaqiisa ku saabsanaa [...]

DAAWO-Jabuuti oo Dhabar Jebisey Farmaajo iyo Muuse Biixi oo Shaaciyey In ay Aqoonsatay Somaliland.

DAAWO-Jabuuti oo Dhabar Jebisey Farmaajo iyo Muuse Biixi oo Shaaciyey In ay Aqoonsatay Somaliland.
Dhowaan xuduudka Somaliland iyo Jabuuti waxaa ka dhacay dagaal khasaare sababay waxaana soo baxayey warar la xiriira baasa boorka Somaliland iyo qaadashada dowladda Jabuuti oo lagu tegi waayey muddooyinkii ugu dambeeyey. HALKAAN RIIX SI AAD [...]

VIDEO-Loolanka Doorashada Puntland oo Saameeyey Magaalooyin Somaliland Maamusho & Masuuliyiin Pland oo Gaarey.

VIDEO-Loolanka Doorashada Puntland oo Saameeyey Magaalooyin Somaliland Maamusho & Masuuliyiin Pland oo Gaarey.
Puntlandnews.net (LC)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaqii ugu cuslaa ee ku aadan doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019. Dhaqdhaqaaq [...]

DHEGAYSO-Xukuumadda Gaas oo Ku Dhawaaqday War Ka Nixiyey Musharixiin Badan Shacabkuna Ku Farxeen.

DHEGAYSO-Xukuumadda Gaas oo Ku Dhawaaqday War Ka Nixiyey Musharixiin Badan Shacabkuna Ku Farxeen.
Puntlandnews.net (GR)-Xukuumadda Puntland ee uu majaraha u hayo madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqday war siweyn loo wada sugayey isla markaana ka farxiyey kumanaan qof oo kamid ah shacabka Puntland. HALKAAN RIIX SI AAD U [...]

VIDEO-Lafihii Ugu Badnaa oo Laga Soo Qufay Bartamaha Hargaysa & Shacabka oo Ka Cararay+Masuul ku Dul Baroortay.

VIDEO-Lafihii Ugu Badnaa oo Laga Soo Qufay Bartamaha Hargaysa & Shacabka oo Ka Cararay+Masuul ku Dul Baroortay.
Puntlandnews.net (HG)-Bartamaha magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxaa laga soo qufay qabuuro badan oo la xabaalay sanado badan kahor waxaana laga soo saaray lafaha dad dhintay oo ku duugnaa goobtaasi. HALKAAN RIIX SI AAD [...]

VIDEO-Tukaraq oo Dagaal Qarka u Saaran & Madaxweyne Gaas oo Garoowe Gaarey Kuna Dhawaaqay..

VIDEO-Tukaraq oo Dagaal Qarka u Saaran & Madaxweyne Gaas oo Garoowe Gaarey Kuna Dhawaaqay..
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka Kenya ayaa goor dhoweyd siweyn loogu soo dhoweeyey Garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir ee Magaalada Garoowe. Gaas oo warbaahinta [...]

War Deg Deg Ah:- Madaxweyne Gaas Ayaa Ku Soo Laabatay Puntland, Isagoo Hadal Ka Naxiyay Musharixiinta Sheegay.

War Deg Deg Ah:- Madaxweyne Gaas Ayaa Ku Soo Laabatay Puntland, Isagoo Hadal Ka Naxiyay Musharixiinta Sheegay.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Abdiweli Mohamed Ali Gaas ku soo laabtay magaalada. Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo kasoo laabtay Safar shaqo oo uu Maalmahanba Dalka [...]

AKHRISO-Ciidamada Puntland oo Digniin Culus Soo Saaray Sheegayna Inay Heegan Ku Jiraan.

AKHRISO-Ciidamada Puntland oo Digniin Culus Soo Saaray Sheegayna Inay Heegan Ku Jiraan.
War qoraal ah oo ka soo baxay taliska guud ee ciidamada Puntland gaar ahaan kuwa badda ee PMPF ayaa digniin culus loogu diray bulshada kunool deegaamada xeebaha ah ee gobolada Bari, Gardafu, Karkaar iyo Sanaag inay digtoonaan muujiyaan. Guud [...]

TOP NEWS-Ciidamo Ka Soo Baxay Furimaha Dagaalka oo Caasimadda Buux Dhaafiyey iyo Qaar La Qabtay.

Laba iyo toban (12) askari oo soo  faarujiyay aagga Dhanaane ayaa loo soo xiray ka bixid aag dagaal iyo amardiido ay ku samaayeen Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka  kowdii bishii sideedaad ee sanadkan. Askartan ayaa ka soo  baxay aagga [...]

AKHRISO-Wakiilada 54 Wadan oo Hargaysa War Ku Aadan Somaliland Kaga Dhawaaqay Iskuna Raacay In..

AKHRISO-Wakiilada 54 Wadan oo Hargaysa War Ku Aadan Somaliland Kaga Dhawaaqay Iskuna Raacay In..
War-murtiyeed ka kooban Siddeed Qoddob ayaa laga soo saaray shirweynihii caalamiga ahaa ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, kaasi oo lagu falanqeeyey guulihii jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay [...]

AKHRISO-Sheekhii Ugu Waynaa Somaliland oo Farriin u Diray Muuse Biixi Sheegayna in Habra Habraynta Beesha Isaaq..

AKHRISO-Sheekhii Ugu Waynaa Somaliland oo Farriin u Diray Muuse Biixi Sheegayna in Habra Habraynta Beesha Isaaq..
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa mar kale Madaxweynaha Somaliland iyo Xukuumaddiisa u soo jeediyey inay ka fiirsato Heshiiska Saldhigga Milletari ee Dawladda Imaaraadka Carabta laga siiyey duleedka Magaalada Berbera [...]

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Gaas oo Saaka Garoowe Ku Wajahan Kuna Dhawaaqaya..

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Gaas oo Saaka Garoowe Ku Wajahan Kuna Dhawaaqaya..
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa Nairobi ayaa saaka Ku soo wajahan magaalada Garoowe. Waftiga madaxweyne Gaas ayaa magaalada Nairobi kulamk kula qaatay wakiilada caalamka [...]

AKHRISO-Khilaafka u Dhexeeya Madaxda Galmudug oo Waji Kale Yeeshay.

AKHRISO-Khilaafka u Dhexeeya Madaxda Galmudug oo Waji Kale Yeeshay.
Khilaafka ka dhex taagan Madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug ayaa yeeshay waji cusub ka dib markii xildhibaanada ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ay markale ay shaaciyeen in ay waddaan qorshe ay xilka kaga qaadayaan madaxweyne Xaaf. Xildhibaanada [...]

DAAWO-Caaqilkii Guud ee Sool oo Farriin Uga Soo Diray Gaas iyo Camey Kadib Markii Laga Xaday..

DAAWO-Caaqilkii Guud ee Sool oo Farriin Uga Soo Diray Gaas iyo Camey Kadib Markii Laga Xaday..
Caaqil Axmed Cabdi Gaas Hoolif oo ah caaqilka ugu da’ada weyn beelaha Dhulbahante oo warbaahinta kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa farriin u diray madaxda ugu saraysa dowladda Puntland iyo odayaasha dhaqanka ee Puntland. HALKAAN RIIX [...]

XOG-Xagee Ku Dambaysay Jabhadda Corneal Caarre & Puntlandnews oo Heshay Xogta Lacago Loo Diyaarshey.

XOG-Xagee Ku Dambaysay Jabhadda Corneal Caarre & Puntlandnews oo Heshay Xogta Lacago Loo Diyaarshey.
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jiray warar ku saabsanaa korneyl caare iyo maleeshiyo beeleed ka goosatay ciidamada Maamulka Soomaaliand isla markaana fariisimo ka samaystay deegaamo dhowr ah oo hoosyimaada magaalada Qardho ee Puntland. Ciidamada [...]

XOGTA CAAWA-Dhaqdhaqaaq Culus oo Ka Socda Laascaanood iyo Xubno Puntland ah oo Gudaha u Galay.

XOGTA CAAWA-Dhaqdhaqaaq Culus oo Ka Socda Laascaanood iyo Xubno Puntland ah oo Gudaha u Galay.
Puntlandnews.net (LC)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaqii ugu cuslaa ee ku aadan doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019. Dhaqdhaqaaq [...]

VIDEO-Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Ka Hadlay Hanjabaadda Somaliland Shaaciyeyna..

VIDEO-Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Ka Hadlay Hanjabaadda Somaliland Shaaciyeyna..
Dhowaan xildhibaano katirsan barlamaanka Maamulka Somaliland oo Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in Puntland ay ka aarsan doonan isla markaana ay weerari doonaan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Waxay ugu baaqeen shacabka [...]

VIDEO-Caaqilkii Ugu Da’ada Weynaa Gobolka Sool oo Farriin u Diray Madaxweyne Gaas Sheegayna in Wasiir..

VIDEO-Caaqilkii Ugu Da’ada Weynaa Gobolka Sool oo Farriin u Diray Madaxweyne Gaas Sheegayna in Wasiir..
Deegaamada Puntland ayaa waxaa ka bilowday loolankii ugu xooganaa oo loogu jiro doorashada madaxtinimada, waxaana hadda si xawli ah ku socda soo xulista barlamaanka Puntland oo tiradoodu dhan tahay 66 xildhibaan, kuwaasi oo ay odayaasha dhaqanku [...]

DEG DEG-Taliska Ciidanka oo Hadda War Culus Soo Saaray iyo Dagaalka Xoraynta oo Bilaabanaya Todobaad..

DEG DEG-Taliska Ciidanka oo Hadda War Culus Soo Saaray iyo Dagaalka Xoraynta oo Bilaabanaya Todobaad..
War qoraal ah oo ay AMISOM ku daabacday boggeeda Twitter-ka ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay qaadayaan howlgallo lagu doonayo in xor laga dhigo, dhaq-dhaqaaqa Hiiraan gaar ahaan wadada isku xirta magaalooyinka [...]

Sawirro-Qalb-dhagax oo Si Layaableh Loogu Soo Dhoweeyey Kismayo iyo Calankii ONLF Laga..

Sawirro-Qalb-dhagax oo Si Layaableh Loogu Soo Dhoweeyey Kismayo iyo Calankii ONLF Laga..
Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Dhuusamareeb ayaa gaaray saaka Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah maamulka Jubbaland. Qalbi-dhagax ayaa waxaa garoonka diyaaradaha [...]

DAAWO-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Muqdisho Ka Degey Kuna Dhawaaqay War Farxad Geliyey Shacabka.

DAAWO-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Muqdisho Ka Degey Kuna Dhawaaqay War Farxad Geliyey Shacabka.
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku tegay dalka Boqortooyada iyo kulamo uu la yeeshay madaxda dalkaasi. Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud [...]

DHEGAYSO-Taliyihii Ciidanka Puntland oo Soo Hadlay Kadib Markii La Sheegay In Afduub..

DHEGAYSO-Taliyihii Ciidanka Puntland oo Soo Hadlay Kadib Markii La Sheegay In Afduub..
http://puntlandnews.net/wp-content/uploads/2018/10/DOOL.mp3 Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on Google+ (Opens in new window)Like this:Like Loading...

WAR DEG DEG+DHEGAYSI-Ciidanka Puntland oo Gudaha u Galay Xaafado Katirsan Boosaaso Gacantana Kudhigay..

WAR DEG DEG+DHEGAYSI-Ciidanka Puntland oo Gudaha u Galay Xaafado Katirsan Boosaaso Gacantana Kudhigay..
Puntlandnews.net (BS)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Puntland ay gudaha u galeen xaafado kuyaal magaaladaasi isla markaana ay baaritaano ka sameeyeen. Baaritaanadaasi [...]

War Deg Deg ah oo Hadda Naga Soo Gaarey Furimaha Dagaalka Tukaraq iyo Ciidamo Hubaysan oo Saaka..

War Deg Deg ah oo Hadda Naga Soo Gaarey Furimaha Dagaalka Tukaraq iyo Ciidamo Hubaysan oo Saaka..
Wararkii ugu dambeeyey ee warbaahinta Puntlandnews.net ay hadda ka helayso deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi saaka laga dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan iyo diyaar garaw dagaal oo ay samaynayaan ciidamada ku sugan halkaasi. Ciidanka [...]

DEG DEG+DHEAYSI-Taliyihii Ciidanka Puntland oo La Sheegay In Furimaha Laga Afduubay oo Hadda Hadlay Xagee Joogaa.

DEG DEG+DHEAYSI-Taliyihii Ciidanka Puntland oo La Sheegay In Furimaha Laga Afduubay oo Hadda Hadlay Xagee Joogaa.
Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar kala duwan oo sheegayey in la afduubtay lana haysto taliyihii ciidanka Puntland, kadib arrintaasi waxaa soo hadlay goor dhoweyd taliyaha oo ka hadlay wararkaasi iyo halka uu ku sugan yahay. HALKAAN [...]

WAR DEG DEG-Deegaamo Katirsan Gobolka Gardafuu ee Puntland oo Laga Kala Cararay Kadib Markii ay Galeen..

WAR DEG DEG-Deegaamo Katirsan Gobolka Gardafuu ee Puntland oo Laga Kala Cararay Kadib Markii ay Galeen..
Wararka naga soo gaaraya Gobalka Gardafuu, ayaa sheeagay in dabaylo roob wata ay haatan ka bilowdeen xeebta gacanka Gardafu’u ee bariga fog ee Puntland. Wararku waxa ay sheegayaan in dabeylahani ay yihiin kuwo xooggan, Iyadoona Cabsi weyn [...]

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In Wadahadalii Tukaraq Burbureen iyo Puntland oo U Jawaabtey.

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In Wadahadalii Tukaraq Burbureen iyo Puntland oo U Jawaabtey.
Ciidamada Puntland iyo Somaliland ee ku sugan furimaha dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa qarka  u saaran inuu ka dhex qarxo dagaalkii ugu cuslaa xilli saacadihii ugu dambeeyey hanjabaadda labada dhinac ay gaartey meeshii ugu saraysay. Maamulka [...]

VIDEO-Somaliland oo Ka Hadashay Dagaaladii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo Weerar Lagu Qaaday Taliye Nuux Taani.

VIDEO-Somaliland oo Ka Hadashay Dagaaladii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo Weerar Lagu Qaaday Taliye Nuux Taani.
Maamulka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee ciidamada maamulka Somaliland ay la geleen ciidanka Puntland iyo kuwa jabhadda uu hogaamiyo Corneal Caarre ee dagaalka kula jira maamulka uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi. HALKAAN [...]

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In General Taani Lagu Weeraray Ceerigaabo iyo Khasaaraha.

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In General Taani Lagu Weeraray Ceerigaabo iyo Khasaaraha.
Puntlandnews.net (CG)-Warbaahinta Puntlandnews ayaa dhowaan baahisey in taliyaha guud ee ciidamada milatariga Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani lagu weeraray magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag Somaliland. Haddaba masuul katirsan [...]

DHEGAYSO-Puntland iyo Somaliland oo ay Meel Xun Ka Gaartey Xilli Lagu Hanjabay Duqayta Garoowe iyo Hargaysa.

DHEGAYSO-Puntland iyo Somaliland oo ay Meel Xun Ka Gaartey Xilli Lagu Hanjabay Duqayta Garoowe iyo Hargaysa.
Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa habeen hore ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidaamda Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland, waxaana dagaalkaasi ciidanka Somaliland ka soo gaarey khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo gaadiid laga [...]
%d bloggers like this: