World News

sabti

Farriin Jaceyl : Haddii Aad Fariintaan Tir-tirto Taasi Waxa Ay I Tusineysaa In Aad I Jeceshahay

Fariimaha waa qoraallo lagu kicin karo dareenka qofka ku dhalay,ku jecel,kula dhashay,kula saaxiib ah,ama aadan garaneynin.

Qeybta World News

Theresa May

Breaking news-Haweeney siweyn u dhaleecaysa Donald Trump oo ku dhawaaqday inay jumcada lakulmayso aysana ka baqayn.

Theresa May oo ah xildhibaanada laga soo doorto xisbiga Conservative-ka dalka England, soona qabatay xilka ra’iisul wasaaraha dalka Britain ayaa shaacisay inay maalinka Jumacada ah aqalka

Continue Reading »

World News Archives

war-deg-deg-ah314411
Faahfaahin dheeraad ah-Ciidanka Booliska Oo Qabtay Ninkii Ka Dambeeyey Dilkii…
- Jan 8, 2017
Booliska gobolka Florida ayaa su'aalo wydiiyey nin looga shakisanyahay inuu ahaa ninkii dableyda ahaa ee shanta qof ku dilay sideedda kalena ku dhaawacay madaarka Fort Lauderdale. Eedaysanahan oo boolisku magaciisa ku ...
460x
13 kamid ah ciidamada milatariga Turkiga oo lagu dilay weerar Bom ah.
- Dec 17, 2016
13 kamid ah ciidamada Turkiga ayaa la dilay, 48 kalena way dhaawacmeen kadib markii gaari waxyaabaha lagu weeraray gaari Bus  oo ay la socdeen askar marayay magaalada Kayseri ee gobolka ...
alg-omar-jane-bin-laden-jpg
Wiil uu dhalay Osama Bin Laden iyo xaaskiisa oo loo diiday inay Galaan Masar.
- Dec 17, 2016
Saraakiisha amniga dalka Masar ayaa beeniyay inuu dalkooda soo galay Omar Bin Laden, oo ah wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee Alqacida Osama Bin Laden, oo lagasoo tarxiilayTurkiga. Omar Bin Laden ...
part-par-par2544988-1-1-0
Afganistan: Shan dumar ah oo ka shaqeynayay garoon diyaaradeed iyo darawalkoodii oo la dilay.
- Dec 17, 2016
Rag hubeysan ayaa toogasho ku dilay shan dumar ah iyo derawalkoodii oo shaqaale ka ahaa garoon diyaaradeed oo kuyaala koonfurta Afgaanistaan, waxaana weerarkaan uu sii kordhinayaa bartilmaameedka lagu hayo dumarka ...
xlb
Dagaalkii KA Socday Magaaladda Xalab Oo Soo Idlaaday.
- Dec 14, 2016
Safiirka Dalka Ruushka Ee QM Vitaly Churkin ayaa Sheegay in ay Istaagtay Hawlgalkii ay Cidamada Dalka Ruushka iyo Kuwa Suuriya ay ka wadeen Gudaha Magaaladda Xalab ee Dalka Suuriya. Vitaly Churkin ...
rt
Duqaymo Shalay Galinkii Dambe Ka Dhacay Magaaladda Xallab Iyo Shacabka Oo Ku Dhibataysan Wadooyinka Magaaladaas.
- Dec 9, 2016
Ugu yaraan 46 Qof ayaa ku dhimatay kuwadhaad in Kabadan 230 Qof ayaa ku dhawaacantay Weerar Shalay Galinkii Dambe ka dhacay Bariga Magaaladda Xalab Ee Dalka Suuriya. Daraasiin Madaafiica ayaa laga ...
briten
Dawladda British Maxay Ka Qabta Weerarada Kooxda ISIS?
- Dec 9, 2016
Dawladda British ayaa waxay ka hadashay Weerarada Kooxda Dawladda Islaamiga ah Ee Daacish  ay ka Gaystaan Gudaha Wadankaa. kuwaas oo ay ku Galaaftaan Dad aad Ubadan. Agaasimaha Sirdoonka Dalka British Alex ayaa ...
suuroya
Dawladdaha Rushka iyo Shiinaha Oo Ka Soo Horjeestay Xabad Joojintii Xabad Jojintii Magaladda Xalab.
- Dec 6, 2016
Dalalka Ruushka iyo Shiinaha oo kamid ah Dalalka ku midaysan Diidmada Qayaxan Ee  Looyaqaan Veto-ga ayaa waxay Si cad u Diideen Xabad joojin 7 Maalmod ah, taas oo Qaramada Midobay ...

Next Page »

.