Wararka Maanta

DEG-DEG: Degreeto: Madaxweyne Gaas oo magacaabay guddoomiye gobol.

DEG-DEG: Degreeto: Madaxweyne Gaas oo magacaabay guddoomiye gobol.   Warqad Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Lagu Magacaabay Gudoomiyaha Cusub Gobolka karkaar Cabdulaahi Maxamed Barre Caato.   Mas’uulaan loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Karkaar ayaa horey dowladdii…