Wararka Maanta

(Sawirro) Maalinta miinada aduunka oo maanta laga xusay Garowe

Hay’adda Norwegian People Aid oo kaashanaysay wasaaradda amniga Dowladda Puntland ayaa qabatay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee iska wacyigelinta halista miinada, waxaana si wayn loogu gorfayay halista iyo waxyeelada miinado ay ugaystaan bini aadanka iyo sida looga hortegi…
  April 4 (Garoowe)  Hey’addaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in howl galo saacadihii la soo dhaafay laga sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir lagu soo qabtay dad looga shakisan yahay dilalkii 48-kii saac ee la soo dhaafay ka…
Puntland v. Al­ Shabab: Lessons learned!

The recent clash between Puntland security forces and elements of Al­Shabab extremists has given us a glimpse of Shabab’s weaknesses as well as Puntland security force’s failure to develop organic intelligence and rapid  response strike forces to effectively counter Shabab’s…
Danjiraha QM ee Soomaaliya oo maanta kusoo wajahan Garowe

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mecheal Keating iyo wafdi u hogaaminayo oo ka socda beesha caalamka ayaa maanta o axad ah kusoo wajahan magaalada Garowe. Mr. Keating ayaa socdaalkiisa wuxuu ku saabsan sidii uga qeyb gali lahaa kulamada siyaasadeed ee…
Weerarro dad ku dhintay oo ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay weerarro lagu qaaday saraakiil katirsan ciidammada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Weerrada oo ay geysteen kooxo hubaysan, ayaa midkood waxaa uu ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka…