Wararka Maanta

Daadad 15 Qof ku Dilay Magaalada Jigjiga

Ugu yaraan 15 qof ayaa dhintay, islamarkaana 100 qof ayaa cusbitaallada la dhigay kadib daadad xooggan oo saameeyey magaalada Jigjiga ee dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia. Wararka qaar ayaa dhimashada intaasi ka badinaya. Daadadka ayaa ka dhashay kadib markii xilli habeenimo…
Dawawo: bilicda xeebta magaalada ganacisga ee Bosaso

Sawir qaade madax-banaan oo lagu magacaanbo Maxamed Faarax Baarud ayaa Puntlandnews.net soo gaarsiiyay sawirro dabiici ah oo lagasoo qaadatay magaalada Bosaso una badnaa dhinaca xeebta. Sawiraddaan ayaa muujinaya quruxda dhulkeena, isagoo dad badan ku abuuraya rajo ah in Soomaaliya mustaqbalka…
Duqeymo lagu dilay Xubno Ka Tirsan kooxda Al-Shabaab

                  Wararka ka imanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in labo ka tirsan maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ay ku geeriyoodeen kadib dagaal xooggan oo xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Beerxaani. Dagaalka ayaa…
(Sawirro) Maalinta miinada aduunka oo maanta laga xusay Garowe

Hay’adda Norwegian People Aid oo kaashanaysay wasaaradda amniga Dowladda Puntland ayaa qabatay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee iska wacyigelinta halista miinada, waxaana si wayn loogu gorfayay halista iyo waxyeelada miinado ay ugaystaan bini aadanka iyo sida looga hortegi…